Xisbiga Kulmiye Oo Is Waafajiyay Musharixiinta Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Uga Sharaxan Ee Damaca Hanka Maayarnimo Lahaa!
April 21, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga kulmiye ayaa caawa Xaflad magaalada hargaysa Ugu qabtay musharixiintiisa golayaasha deegaanka ee Hargaysa ,Berbera Iyo Gabiley Taasi oo daarnayd sidii masuuliyiinta xisbigu ula dardaarmi lahaayeen musharixiinta uga tartamaya golayaasha deegaanka ee degmooyinka