berberatoday.com
Itoobiya Oo Markale Ka Digtay Faro Galin Ay Sheegeen In Ay Ku Hayaan Dawlado Shisheeye!
April 25, 2021 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Golaha Amaanka Qaranka Dalka Itoobiya oo shir iskugu yimid uu gudoominayay Raysalwasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in dawladaha caalamka qaarkood faro galin Abniga Itoobiya Halis ku ah ku hayaan kuwaasi oo ku cadaadinayay in joojiyaan buuxin biyo xidheenka itoobiya

Sidoo kale golaha amaana itoobiya ayaa sheegay in aanay marnaba joojinaynin dhamaystirka dhaam biyoodkan islamarkaana waxay digniin udireen wadamo ay ku eedeeyay in faro galin ku hayaan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews