Wasiirkii Hore Ee Qorsheynta Soomaaliya Oo Somaliland Ku Tilmaamay Inay Ka Jirto Dimuqraadiyad Naadir Ka a\Ah Geeska Afrika
April 25, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte, ayaa majeertay dimuqraadiyadda iyo Horumarka ay Somaliland ku tisqaaday.
Cabdiraxmaan Caynte wuxuu sidaas ku sheegay qoraal uu ku daabacay Bartiisa Twitterka, waxaanu tilmaamay inay Somaliland ka jirto dimuqraadiyad naadir ah ka ah Geeska Afrika, waxaanu xusay inay Somaliland hoggaaminayso oo tusaale u tahay dimuqraadiyadda mandaqadda.
Cabdiraxmaan Caynte, Wasiirkii hore ee Qorsheynta Soomaaliya