Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheegtay In Labadii Bilood Ee U Dambeeyay Uu Xanuunka Covid_19 Somaliland Ku Dilay 202 Qof
April 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa ka hadashay Heerka uu Xanuunka Covid_19 ka marayo dalka.