berberatoday.com
Labadii Maamul Ee Taageersanaa FARMAAJO Oo Si Rasmi Ah Uga Soo Horjeestey Muddo Korodhsiga Labada Sanno
April 27, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-War saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa waxay si cad u sheegeen inay tahay doorashada lagu heshiiskii 17 September, iyagoo ka soo horjeestay muddo korodhsigii labada sanno

War Saxaafadeedkan ayay maamulada Hirshabelle iyo Galmudug si rasmi ah ugu caddeeyeen inay ka soo horjeedaan muddo korodhsiga labada sanno ayna ku baaqayaan in dib loogu laabto wadahadaladii doorashooyinka kuwaasoo ku salaysan heshiiskii September 17.

Warkan ka soo yeedhay labada maamul ee Hirshabelle iyo Galmudug ayaa waxa uu dharbaaxo kulul ku yahay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo.

HALKAN KAGA BOGO WAR-SAXAFADEEDKAN;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews