Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Oo Kulan Diiniya Uqabtay Maamulka Iyo Shaqaalaha Kastamka Kalabaydh”Daawo Muuqaal
April 27, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee wasaarada maaliyada Oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kulan wacyi diiniya Uqabtay maamulka iyo shaqaalaha kastamka kalabaydh.


