berberatoday.com
Madaxwayne Farmaajo Oo Sheegay In Uu Diyaar Uyahay Doorasho La Qabto, Taageerayna Go,aankii Maamul Goboleedyada Iyo Raysal-wasaaraha.
April 28, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha wakhtigiisu dhamaaday ee somaliya Maxmed Cabdilaahi Farmaajo oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay xaalada qasan ee dalku galay iyo rabshadii ka dhacay magaalada muqdisho ee lagaga soo horjeeday mudo kordhinta loo sameeyay.

Sidoo kale madaxwayne farmaajo ayaa sheegay in uu utanaasulay danta shacabka somaliya islamarkaana uu kazoo horjeedo waxkasta oo dagaal horseedaya

Dhanka kale madaxwayne farmaajo ayaa soo dhaweeyay go,aankii ay xaalada dalka kazoo saareen maamul goboleedyadii isaga taageersanaa iyo raysalwasaare rooble oo maanta iyagu shaaciyay in ay kazoo horjeedaan mudo kordhintii isaga loo sameeyay isagoo fariin udiray ciidamada iyo siyaasiyiinta mucaaridka ee kazoo horjeedo oo uu ugu baaqay in la fuliyo heshiishkii 17semteper miiska wada hadaladana ay layskugu yimaado

Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in uu hortagi doono golaha shacabka ee mudo kordhinta usameeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews