Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Xisbi Xaakimka Kulmiye Weerar Qaawan Ku Hayo Musharixiinta Xisbigooda, Kana Hadlay Qoraalkii Ay Komishanka Kasoo Saareen,
April 29, 2021 - Written by admin
Masuuliyinta xisbiga Ucid uqaabilsan komishanka ayaa markale canbaareeyay xadhiga musharixiinta xisbiga ay xukuumadu kula kacday iyo weerar qaawan oo xisbiga kulmiye ku hayo musharixiinta ka sharaxan xisbiga ucid
Sidoo kale xisbiga Ucid ayaa u baaqay in xukuumadu Ixtiraamto go,aankii ay komishanku kazoo sareen xadhiga musharixiinta sharaxan oo ay ku xuseen in aan la xidhi Karin oo ay xasaanad leeyihiin.
Dhanka kale masuuliyiinta xisbiga ucid ayaa ka dareen celiyay warsaxafeed ay taliska ciidanka boolisku soo saareen oo ay kaga hadleen xadhiga musharixiinta