berberatoday.com
Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Ku Baaqay In Si Deg-deg Ah Loo Sii Daayo Musharax Qaasim Aadan Saleebaan.
April 29, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo musharax Qaasim Aadan Saleebaan, oo ku xidhan magaalada Hargeysa.

 

Guddida ayaa sidoo kale ugu baaqay laamaha Dawladda in aan la xidhin Musharraxiinta ku soo baxay Liiska rasmiga ah ee guddida Doorashooyinka Somaliland.

Musharax Qaasim ayaa ka sharaxan xisbiga Waddani gaar ahaan gobalka Sool.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews