Siyaasi Warancade Oo Ka Hadlay Libaaxyadiisi Baxsaday Oo Mid Lasoo Qabtay Iyo Kii Kale Oo Lagu Raad Joogo!
April 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Waran Cade oo ah mulkiilaha libaaxyada caawa ku baxsaday magaalada hargaysa islamarkaana dhaawaco gaadhsiiyay dd shacab ah ayaa ka hadlay wararkii ugu danbeeyay ee libaaxyadiisa oo midkamid ah gacanta lagu soo dhigay
Sidoo kale siyaasi warancade ayaa sheegay in kii kale lagu dabo jiro
Dhanka kale siyaasi waran cade ayaa fariin udiray shacabka caasimada hargaysa .