Masuuliyiin Xukumadda Muuse Biixi Ka Tirsan Oo Xafiis Isku Fara Saaray
May 2, 2021 - Written by admin
Khilaaf gacan ka hadal sababey ayaa saaka xarunta Hay’dda Dhawrista Tayada Somaliland ku dhex-marey Guddoomiyaha Haya’adda dhawrista tayada Muuse Xasan Xaaji Yuusuf iyo Guddoomiye ku-xigeenka haya’dda Cabdi-waasac Yuusuf Alla magan,