Dagaal Beeleed Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Duuleedka Magaalada Baledweyne
May 6, 2021 - Written by admin
Beledweyne(Berberatoday.com)-Dagaalkan ayaa u dhaxeeya laba Maleeshiyo Beeleed oo walaalo ah oo wada dega Galbeedka magaalada Baledweyne, ayaa ka dhacay deegaanka Haarcadeey oo qiyaastii Baledweyne kaga beegan ilaa 6KM dhinaca Galbeed.
Magaaladda Beledweyne