Daawo Muuqaalka”Dooxa Dacar Budhuq Oo Qaaday Gaadhi Wayn Qaaday Iyo Halista Uu Ku Hayo Xili Roobaadka Dadka Iyo Gaadiidkaba!
May 8, 2021 - Written by admin
Dacarbudhuq(Berberatoday.com)-Doox wayn ee jidka isku xidha hargaysa iyo gobolada bari ee Somaliland ayaa maanta daad kuso rogmaday uu qaaday gaadhi wayn kaasi oo laga soo samata bixiyay dadkii saareen halka uu gaadhigii la tagay.
