berberatoday.com
Xukuumada Oo Xabsiga Kasii daysay Murrashaxiin Ka Xidhnaa Xisbiyadda Mucaaridka Ah Ee UCID Iyo WADDANI. H
May 9, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Murrashaxiin ka xidhnaa xisbiyadda mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI ayaa xarriyadooda dib u helay.

Murrashaxiinta u tartamayay doorashada isku sidkan ee golleyaasha wakiillada iyo deegaanka ayaa maanta laga soo daayay saldhigga dhexe ee magaalada Hargeysa oo ay in muddo ah ku xidhnaayeen.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay wehelayaan mas’uuliyiin ka tirsan xisbiyadda UCID iyo WADDANI ayaa saldhigga dhexe ee Hargeysa kaga hortayay Murrashax Qaasim Saleebaan oo xisbiga WADDANI uga tartamaya gobolka Sool.

Guddiga doorashooyinka iyo komishanka xuquuqal iinsaanka ayaa hore u cambaareeyay xadhiga murrashaxiinta mucaaridka ah iyaga oo ku baaqayay in dib loogu soo celiyay xorriyadooda

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews