Qaramada Midoobay Oo Soo Dhawaysay Ergayga Cusub Ee Midowga Africa Usoo Magacaabeen Somaliya.
May 10, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobay ayaa soo dhaweeyay wakiilka cusub ee midowga Africa usoo magacaabeen arimaha doorashooyinka Somaliland oo khilaafyo culus hadheeyeen in ay dalka ka qabsoonto.
