berberatoday.com
Madaxweynaha Somaliland Iyo Masuuliyiinta Asxaabta Qaranka Oo Go,aan Kama Dambaysa Kasoo Saaray Qabsoomida Doorashada
May 10, 2021 - Written by admin
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiinta saddexda Xisbi qaran oo maanta shir yeeshay ayaa ku heshiiyay in culayskasta oo jira aan waxba laga beddelin maalinta Doorashadu dhacayso oo ah 31 bishan.
Madaxweynaha Somaliland ayaa Mucaaradka u sheegay in waxkasta oo ku baxaya Doorashadu uu Diyaar u yahay sidaas darteedna loo baahan yahay in Ummadda Somaliland u diyaar garowdo Doorasho.
Dhinaca kale saddexda Xisbi ayaa ku heshiiyay in laga ilaaliyo Doorashada waxkasta oo xanaf u keenaya islamarkaana kala qaybinaya Doorashada.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews