Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Liiska Rasmiga Ah Ee Tirada Guud Ee Codbixiyayaasha Jamhuuriyada Somaliland
May 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa shaaciyay Liiska kama dambaysta ahaa ee dadkii qaatay kaadhadhka codbixinta ee gobolada iyo degmooyinka dalka.
