Xukumada Somaliland Oo Sharci Cusub Kasoo Saartay Fanaaniinta Xamar Ushaqa Taga Iyo Ganaax Lacageed Oo Loo Diyaariyay Laba Fanaan Oo Dhawaan Xamar Tagay
May 20, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Beerberatoday.com)-Sida Ay Sheegayaan Warar kasoo baxay Xukumada Somaliland ayaa sheegay in la Soo Saartay Sharci ganaax ah oo Lagu Xanuujijayo Fanaaninta Bandhig Faneedka U Aada Magaalada Muqdisho Iyagoo Ka Tegaya Somaliland Fasax La,aan
Sharcigan Ayaa Sheegaya In Fanaankasta oo Lagu Xidho Arimaha Muqdisho aan La Siii Dayn doonin Ilaa U Bixiyo Ganaax lacageed oo la Dul Saari Doono Marka La Qabto Midkaas oo Ka Badan Lacagtii u Soo Faaiday
Sida ay Sheegayaan Dadka Sharcigan U Fiirsaday Somaliland ayaa uga Dan Leh in aan Fanaan dambe Show u aadan Muqdisho Maamada oo usan lacag faaidi Doonin Qasaare Mooye, lagana Qaadi Doono Lacag Kasta oo u Faaiday Mid ka Badan
Go,aanka Somaliland soo Saartay Ayaa Ku Beegmaya Xili la Moodo in Labada Dhan Sii kala Fogaanayaan Iyadoo Sidoo kale Magaalada Muqdisho laga Joojiyey Xaflad 18 may Ahayd oo Halka Lagu Qaban Lahaa
Xigasho Aljazeeranews