Dawladda Somaliland Oo Caalamka U Dirtay Baaq Ku Saabsan Dhibaatada Isreal Ku Hayso Falastiin!
May 21, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay dhibaatada Ciidammada Isreal ku hayaan Dadka Reer Falastiin ee Muslimiinta ah.
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayey Xus loo sameeyay 30 Guurada ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Somaliland Madax-banaanideeda kala soo noqotay Soomaaliya, ayaa ka hadlay duqaymaha Isreal ka geysanayso marinka Qasa ee dhulka Falastiin.