“Xukumadaha Kulmiye Ee Kala Danbeeyay Ee Mudada 11 Sanadooda Xukunka Hayay Way Jecelyihiin 18ka May Waxase Ayaandaro Ah In Halkii Lagaga Dhawaaqay Sidaa U Eegtahay”Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Muuqaal
May 21, 2021 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxman ciro ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadal habeenkii xuska 18may kazoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland oo isagu fagaaraha ka sheegay in gudoomiye cirro ka maqan yahay xuska 18may