Odoroska Natiijada Doorashada Golaha Wakiilada 2021.Iyo Sida Xisbiyada Ukala Helayaan Kuraasida!
May 22, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Doorashooyinka soo socda ee maalmuhu ka hadheen hadii aynu odorosno aqlabiyada waxa leh axsaabta mucaaridka ah , waliba xisbiyada kulmiye iyo Waddani way isku bar-bar dhacayaan xaga tirada xildhibaanada soo baxaya oo hal ayuun bay is dheer yihiin.
