Wakiilkii Midowga Afrika Usoo Magacaabay Dhexdhaxaadinta Doorashada Soomaaliya Oo Xilkii Iska Casilay!
May 22, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore dalka Ghana John Dramani Mahama ayaa warqad uu u qoray Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika wuxuu ku sheegay inuu iska casilay magacaabista Wakiilkii Sare ee dhex dhexaadinta arrimaha doorashada Soomaaliya.
