berberatoday.com
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Gaadhey Gobolka Awdal
May 22, 2021 - Written by admin

Boorama(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Madaxweyna ku xigeenka, ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay deegaanka Goraya Cawl, waxaana halkaas kaga hortegay maamulka gobolka Awdal iyo ka degmada Borame iyo dadweyne kale oo tiro badan.

Socdaalka madaxweyne ku xigeenka, ayaa salka ku haya dardargelinta hawlaha doorashooyinka Somaliland, isaga oo ka qayb qaadan doona wacyigelinta doorashooyinka isku sidkan ee la filaayo in ay dhammaadka bishan dalka ka dhacaan.

Madaxweyne ku xigeenka, ayaa shacabka gobolka Awdal kula dardaarmay in ay dadku ka wada qayb qaataan ilaalinta nabadgelyadda iyo la shaqaynta ciidamada amaanka Somaliland.

Waxaana uu sheegay in shirkii golaha wasiirrada Somaliland layskula qaatay in wufuud kala duwan loo kala diro goboladda Somaliland, si looga wada shaqeeyo doorahooyinka isku sidkan ee Wakiiladda iyo Degaanka, waxa uu sidoo kale cadeeyay in uu socdaal ku tegi doono deegaanadda kala duwan ee gobolka Awdal.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews