Weriye U Shaqeeya Wargeyska Caan Ah Ee The New York Times Oo Laga Mustaafuriyey Itoobiya!
May 23, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa waxaa ay xaqiijisay inay masaafuriyeen Weriye Ajnabi ah oo u shaqeeya Wargeyska The New York Times, kadib markii ay kala laabteen liisankii uu ku hawlgeli jirey.
