Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Iyo Hogaamo Ciidan Oo Kale+Cida Uu Umagacaabay!
May 24, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay sida aanu warar hoose ku Helnay in uu xilkii ka qaaday taliyihi ciidanka Sirdoonka Somaliland Xuseen Kiiniyaati isagoo taliye cusub umagacaabay ciidanka sirdoonka qaranka.
