Boqortooyada Sucuudiga Oo Shaacisay Tirada Sanadkan Xajiyaysa Iyo Sharuudaha Laga Rabo!
May 24, 2021 - Written by admin
Riyadh(Berberatoday.com)-Boqortooyada Sacuudiga ayaa Sanadkan Shuruudo ku soo rogtay dad xujayjda ah ee xaramka barakaysan imanaya Gudasha Xajka kuwaasi oo ay ku amartay inay qaataan tallaalka looga hortagayo xanuunka Coronavirus iyadoo dhanka kalena la xaddiday da’da.
