Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Profesor Aadan Xaaji Cali Axmed Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Xubnaha Guddida Anshaxa Iyo Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka. H
May 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha guddida anshaxa iyo xalinta khilaafaadka doorashooyinka, ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL, oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha guddida Maxamed Axmed Bulxan.
