Xisbiga Ucid Oo Fariin U Diray Taageerayaashiisa Gobolka Maroodijeex
May 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa dhambaal wacyi galin ah u diray tageerayaashiisa gobolka maroodi jeex dhambaalkaasi oo u jeedadiisu ahayd isku soobaxa maalinta baritoole iyo hanaanka ay isku soo abaabulayaan tageerayaasha kala duwan ee ka imanaya daafaha caasimada hargeisa iyo guub ahaanba gobolka maroodi jeex.