berberatoday.com
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya Oo Maanta Gudbinaya Xubnaha Gudiyadda Doorashada ee ay cabashada ka qabaan
May 31, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya, ayaa la filayaa in maanta ay Xukuumadda Soomaaliya u gudbiyaan liiska Xubnaha ku jira guddigii la murunsanaa ee hore cabashada xoogan uga timid ee labada heer ee doorashoiyinka Soomaaliya.

Midowga Musharaxiinta Soomaaliya

Midowga Musharaxiinta Soomaaliya

Xubnaha ay doonayaan Midowga Musharaxiinta in maanta Xukuumadda u gudbiyaan, ayaa la sheegaya in tiro ahaan ay gaadhayaan labaatameeyo ruux oo ay ku eedeyeen inay ka tirsan yihiin shaqaalaha dowladda iyo Ciidamada Nabad sugida.

Guddiga heerka wasiiro ee uu magacaabay Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa iyagana looga fadhiyaa soo xaqiijinta eedeymaha iyo cabashada la xadhiidha liiska Xubnaha laga cabanayo ee ku jira guddiga doorashooyinka Soomaaliya.

Liiska Xubnaha la filaayo inay maanta gudbiyaan Midowga Musharaxiinta, ayaa qeyb ka ah si looga gudbo caqabadaha wali hortaagan arrimaha dorashooyinka Soomaaliya iyo waliba fulinta qodobadii lagu heshiiyay shirkii wadatashiga qaran ee arrimaha doorashooyinka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews