berberatoday.com
Gudoomiye Faysal Cali WaraabeOo Ka Dareen Celiyay Qabsoomida Doorashada Iyo Rajada Uu Qabo Xisbigiisu!
June 1, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo ka haday doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaaanka ee saaka loo dareeray, ayaa sheegay in doorashadani soo Afjarayso barlamaankii ugu wakhtiga dheera uguna tayada xumaaa adduunka.

Guddoomiyaha Faysal, ayaa golaha Wakiilada Somaliland ee hada jooga ku tilmamay kuwii ugu tayada xumaa abid.

“Waxaynu maanta soo afjarayna baarlamaanki igu wakhtiga dheera uguna tayada xumaa adduunka” ayuu yidhi.

“Dhibaato ayuu dalka ku noqday Alle qaar khayr qaba ayuu inoogu badali doona” ayuu hadalkiisa ku daray

 

Guddoomiyaha ayaa dhinaca kale golaha wakiilada ee hada jooga ku eedeeyay in ay galeen danbiyo musuq maasuq.

“Xaaran bay cuneen oo calooshooda dhuxulo daba ayay ka buuxiyeen wayna nu ka daba tagi doonaa” ayuu yidhi.

Guddoomiyaha, ayaa hadalkan ka jeediyay xarunta shaqaalaha Somaliland ee Hargaysa oo uu codkiisa ka dhiibtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews