Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyay In Lasoo Xidhay Goobihii Codbixinta Iyo Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Najiijada Doorashada!
June 1, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha gudida doorashooyinka Somaliland cabdirashiid riyo raac ayaa ka warbixiyay guud ahaan sida ay dalka uga dhacday doorashada isku sidkan ee wakiilada iyo deegaanka oo maanta dalka looga dareerar codbixintooda.
