berberatoday.com
Garsoore Ka Qayb Qalay Dacwadii Badda Ee Somaaliya Iyo Kenya Oo Geeriyooday
June 3, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-James Richard Crawford, oo ka mid ahaa garsoorayaashii dhageystay dacwadii badda ee u dhaxeysay Soomaaliya iyo Kenya ee ka qabsoontay maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ), ayaa geeriyooday isagoo jira 72-sano sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Australia

Bayaan ka soo baxay ICJ, ayaa lagu sheegay in garyaqaanka reer Australia uu dhintay 31-kii bishii May.

Crawford, wuxuu dhashay Nofeembar 14, 1948, wuxuu garsoore ka ahaa maxkamadda ICJ ilaa Febraayo 2015 waxaana lagu waday inuu fadhiisto illaa February 2024.

Crawford wuxuu ka mid ahaa 15 garsoore oo dhegaysanayay dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya, dacwaddaas oo lasoo gabagabeeyay bishii March ee lasoo dhaafay.

Dhimashadiisa lama filayo inay wax u dhinto go’aanka maxkamadda horyaala. Waxaase xusin mudan in xukunka badanaa lagu gaadhay iyadoo lagu saleynayo go’aanka aqlabiyada.

Go’aan maxkamadda, ayaa waxaa la filayaa ilaa iyo sanadka dambe.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews