Dawlada Itoobiya Oo Qorshaynaysa Inay Saldhigyo Millatari Ka Dhisato Badda Cas
June 4, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya, Dina Al-Mufti ayaa waxa uu Shaaciyey inuu dalkiisa ku haminayo inay Saldhigyo Millateri ka dhistaan Badda Cas, balse ma uu Carabaabin dalka ama dalalka Gobalka ee ay Itoobiya Saldhigyada ka dhisan doonaan.
