Halkan Ka Akhriso Magacyada Xildhibanaada Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Iyo Siday Xisbiyadu Ukala Heleen
June 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee golaha wakiilada gobolka maroodi jeex oo ahaa 20kursi
Sidoo kale xisbiyada ucid kulmiye iyo Wadani
Ucid 5xildhibaan
Kulmiye 8Xildhibaan
Wadani 7xildhibaan.
Halkan Akhri;Magacyada xildhibaanada kusoo baxay golaha wakiilada gobolka maroodi jeex;
