“Nin Illaahay Leh Looma Dardaar-weriyo…” Wasiir Hore Maxamuud Xaashi Cabdi
June 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in loolankii iyo laacdankii u dhaxeeyey Xisbiyada ay ka soo baxeen Sheekooyin Xiiso leh,isaga oo ku tilmaamay inay doorashadii Golayaasha Wakiillada iyo deegaanka ay u dhacday si nabadgelyo ah.
Sidaa waxa uu Maxamuud Xaashi ku sheegay Qoraal uu soo saaray kaas oo nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Wararka ee Hayaannews, waxaanu u dhignaa sidan: