berberatoday.com
“Waxaa Muuqata In Shacabka Somaliland Ay Ka Daaleen Qabyaaladii, Oo Ay Tusaale Utahay Sida Ay Udoorteen Cabdikariim Iyo Barkhad Oo Jabiyay Tiirkii..”Garyaqaan Timo. T
June 7, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Hore ee ururka Qareenada Somaliland Garyaqaan maxamed maxamuud xaashi Timo ayaa ka hadlay doorashadii dalka ka dhacay iyo natiijada kazoo baxday.

Sidoo kale ex gudoomiye timo ayaa hambalyo udiray komishanka doorashooyinka, shacabka iyo xildhibaanada ku guulaystay doorashada

Dhanka kale garyaqaan Timo ayaa sheegay in shacabka reer somalilland ka daaleen qabyaaladii taasina ay kuu muujinayso sida ay udoorteen barkhad batuun iyo cabdikariim axmed moge oo bulshada gobolka maroodi jeex udoorteen siwayn, Isagoo xusay in ay jabiyeen darbigii qabyaalada ayna tahay mid ku dayasho mudan.

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews