“Xisbiyadu Wey Isbahaysan Karaan, 16 Sano Ayaa Kasoo Wareegtay Sheekadu Sheekadii Berigii Ayay U Eegtahay, Waan Sugaynaa Halkay Biyo Fadhiisataan Iyo Siday Uga Midho Dhaliyaan Isbahaysigooda.”Madaxweyne Hore Daahi Rayaale Kaahin
June 8, 2021 - Written by admin
Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Riyaale Kaahin oo wax laga weydiiyey Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ku dhawaaqeen ayaa ku jawaabay;
“Xisbiyadu wey is bahaysan karaan, 16 sano ayaa ka soo wareegtay sheekadu sheekadii berigii ayay u eegtahay, waan sugaynaa halkay biyo fadhiisato iyo siday uga midho dhaliyaan isbahaysigooda.”
Jawiga maanta waxa uu ku lamaaneeyey 16-sano ka hor markii xukuumadiisii ay mucaaridkii xiligaasi Kulmiye iyo Ucid isbahaysi u samaysteen, waxaanu su’aal galiyey sida ay uga jibo keenaan damacooda.
Berberatoday.com