Waraysi: Musharrax Amran Bile oo ka Warantay Caqabadihii Haweenka Tar-tamay Ee Doorashadii
June 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Amran Bile oo mid ahayd murrashaxiintii u tartamayay doorashada golaha Wakiillada oo ka sharaxnayd gobolka Saaxil islamarkaana ka tartamaysay xisbiga Kulmiye, ayaa waxaa ay ka warantay Caqabadihii Haweenka Tar-tamay ee Doorashadii ka soo gaadhay