Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Dhaariyay C/rashiid Xaashi Cabdi Shiil, Oo Kamid Noqon Doono Golaha Guurtida Somaliland
June 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10/06/2021, dhaariyey mudane C/rashiid Xaashi Cabdi Shiil, oo laga bilaabo maanta ka mid noqonaya mudanayaasha golaha Guurtida JSL.