berberatoday.com
Doorashadii Ka Qabsoomi Lahayd Deegaanka Somaalida Itoobiya Oo Dib Loo Dhigay Iyo Sababta
June 12, 2021 - Written by admin

Jigjiga(Berberatoday.com)-War kasoo baxay Xafiiska doorashooyinka ee dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in degaanno uu kamid yahay degaanka Soomaalidu doorashadii ka dhici lahayd dib loo dhigay.

Sababta dib loogu dhigay doorashadii ka dhici lahayd degaanka Soomaalida ayaa lagu sheegay in khaladaad ay ka jireen dhanka kaararka cod bixinta, taasna ay sixi doonaan.

Degaanka Soomaalida ayaa markii hore qorshuhu ahaa in goobo kooban dib loo dhigo doorashada, balse hadda gabi ahaanba degaanka oo dhan dib loo dhigay.

Xisbiyada mucaaradka ah ee degaanka ka sharaxan ayaa arrintan dusha uga saaray xisbiga talada haya ee Barwaaqo oo ay ku tilmaameen in isagu ka dambeeyay doorashada dib loo dhigay.

Degaanka Soomaalida ayay doorashadu ka dhici doontaa bisha September ee sannadkan, halka degaannada kale qaarkood ay doorashadu ka dhici doonto wakhti ay maalmo un inaga xigaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews