“Shacabka Reer Sool Si Qurux Badan Bay Isku Muujiyeen, Mar Haddii Ay Codkooda Dhiibteen.”Gudoomiyaha Gobolk Sool.
June 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka hadlay Doorashooyinkii dhawaan dalka ka dhacay, waxaanu xusay in Doorashooyinkani Shacabka Gobolkiisa ay sharaf iyo taariikh u gooniya u leeyihiin, isagoo si gaar ah ugu mahadnaqay inay cid kasta oo qabsoomidda Doorashooyinka ka qayb qaadatay.
