Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Heshiish Iskaashi!
June 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland iyo Taiwan oo kala sexeexday Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibbedda Somaliland ahna ku simaha wasiirka Mudane: Libaan Yuusuf Cusman ayaa maanta si rasmi ah ula sexeexday dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Mudane: Joseph Wu, Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka Somaliland iyo Taiwan.
