Yaan Lagaa Badin: “Keliya Waxa Hadhsan Shir-gudoonkii Golaha Wakiilada”Siyaasi Cali Guray.
June 21, 2021 - Written by admin
Hadda doorashadii dawladaha hoose waa dhamaad waana lagu Kala badiyay mar hadii mucaaridku ay ku guulaysteen 5 ka mid Ah degmooyinkii ugu mudnaa ee Grade A kuwaas oo kala ah; Hargeysa, Burco, Boorame, Ceerigaabo iyo Laascaanood, halka xisbul xaakimka Kulmiye uu ku guulaystay labada degmo ee Berbera iyo Gebilay oo labadoodii Gudoomiye ay xejisteen labadoodii kursi. Halkaa iyada waa lagu kala calaf qaaday laba qaydhinka ku qaybsatayna isma cawrido.
