“Hadii Ay Xukuumadu Qaadato Raysal Baarlamaanka Waxay Doonaysaa In Uu Unoqdo Yes Man, Mucaaridkuna Wuxuu Doonayaa In Ay Xukuumada….”Xildhibaan Sheekh Siciid Sokeeye”Daawo Muuqaal
June 21, 2021 - Written by admin
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Xildhibaan Sheekh Siciid Sokeeye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Sheekh Siciid Axmed Ismaaciil “Siciid Sokeeye” oo kamid ah xildhibaanada cusub ee golaha wakilada somaliland ee kusoo baxay doorashadii dhawaan dalka ka dhacay ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha taariikhdiisa
