berberatoday.com
“Isku Shaandhaynta Uu Wakhtigan Samayn Karo Madaxwayne Muuse, Ma Noqon Karto Wax Aan Ahayn Kud Ka Guur Oo Qanjo Uguur”Cali Guray.
June 22, 2021 - Written by admin

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo Kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ee inta badan faaleeya Xaaladaha Siyaasadeed ee Somaliland iyo hogaaminta xukuumada uu Gadhwadeenka yahay madaxwayne biixi ayaa ka hadlay Isku shaandhayn uu xiligan sameeyay madawayne biixi In Aanay wax micnaha samaynaynin iyo waxa laga filan karo in ay ka badasho golihiisa wasiirada oo tan iyo wakhtigii uu soo dhisay xukuumadiisa ay bulshada dhaliilsanayd

 

Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa sheegay isku shaandhaynta uu madaxwaynuhu sameeyeen in ay tahay Kud ka Guur oo qanjo Uguur islamarkaana aanay wax saamayn ah keenaynin hebelo uu ku badalo hebelo kale,

Siyaasi Cali Guray ayaa qoraal kooban oo uu arimahaasi kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada oo udhignayd sidan;

“Isku Shaandhaynta Uu Wakhtigan Samayn Karo Madaxwayne Muuse Ma Noqon Karto Wax Aan Ahayn KUD KA GUUR OO QANJO U GUUR. Ilaa maalintii Ugu horeysay uu xukuumaddan soo dhisay dhaliilaheedu way jireen waanu ogsoonaa hadana siday ahayd buu ku jeclaa raalina kaga ahaa. Maanta lafteeda sidaa ay tahay in uu raali kaga yahay ayay u badan tahay.

Laga yaabaa in dhawr hebel uu ku bedelo dhawr kale si loogu qaato in uu wax bedelay

laakiin hadii xukuumadiisa in wax  ka bedel run ah ku sameeyo diyaar u yahay mar hore ayuu samayn lahaa waanu u baahnaa in uu ku sameeyo”Siyaasi cali Guray

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews