Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan la yeeshay Culimada Diinta ee Dalka.
Kulankan oo ay la qayb-galeen Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne ku-xigeenku, ayaa waxa laga jeediyay hadallo la xidhiidha ujeeddada kulankaasi.