berberatoday.com
Xildhibaan Axmed Tima Jilic Oo Sheegay Arintii Uu Uga Baxay Xisbiga Kulmiye In Ay Ahayd Mid Saamaynaysa Ilaa Afar Jiil.
June 27, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Eng Axmed Cabdi Ibraahim (Tima Jilic) oo kamid ah xildhibaanadii kasoo baxay xisbiga wadani gobolka maroodi jeex ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay Taariikhdiisa iyo waxyaabaha uqorshaysan ee doonaya in uu golaha wakiilada Somaliland ka dhex fulin doono.

Sidoo kale xildhibaan Axmed Cabdi Ibraahim (tima jilic) oo hore uga tirsanaa xisbiga kulmiye balse nasiib daro ay xisbigu uu ka waayay boos uu iska sharaxo balse markii danbe xisbiga mucaaridka ee wadani Uu ka helay  iska sharaxay oo uu ka soo baxay  ayaa ka waramay wixii kaga dhacay xisbiga kulmiye oo uu sheegay in ay saamayn ku yeelan doono ilaa jiilka afraad ee beesha uu kazoo jeedo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews