Sheekh Aadansiiro Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Shacabka Uleedahay Hirgalinta Jaamacada Quraanka Oo Laga Dhagax Dhigay Hargaysa.
June 28, 2021 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)-Sheekh Aadan xaaji maxamuud xiiray (Aadansiiro) oo kamid ah culimada waawayn ee dalka Somaliland ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad lagu dhagax dhigayay jaamacada quraanka kariimka ah oo aga hirgalinayo magaalada hargaysa.
