berberatoday.com
Siyaasi Siciid Cilmi Rooble Oo Sheegay Inaan Xisbiga Kulmiye Ka Dambayn Axmed Siilanyo”Daawo Muuqaal
June 29, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo mudo dheer katirsanaa golaha wakiilada Somaliland Ee hada wakhtigoodu dhamaaday kana mid ah masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye ayaa lala yeeshay Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha doorashadii dalka ka dhacday.

Sidoo kale xildhibaan siciid cilmi ayaa ka hadlay guuldarada xisbi xaakimka kazoo gaadhay gobolka togdheer gaar ahaan xisbiga kulmiye oo ka helay kuraasidii ugu yarayd isagoo sheegay in uu xisbigii kulmiye raacay siilaanyo hadana uu dhimaad ku dhow yahay,

Dhanka kale xildhibaan siciid ayaa wax laga waydiiyay waxa iska badalay mucaaridadii uu ku dhaliili jiray madaxwayneyaashii dalka iyo sobobta uu hada uga aamusay xukuumada madaxwayne biixi oo mudadii ay xilka haysay warbaahinta lagu arag isagoo waxka sheegaya!

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews