Hudheel Hargeysa Ku Yaala Oo U Dabaal-Degay Munaasibadda 44 Guurada Xornimada Dalka Djibouti!
June 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hudheelka Lake Asal Ee Magaalada Hargeysa Ayaa u dabaal degay munaasibadda xornimada dalka Djibouti Oo ku beegan sannad guuraddii 44-aad ee dalkaasi markii uu Xornimadiisa ka qaatay dalka Faransiiska sannadkii 1977-kii.
